Shakir Essa
A Somali multi-talented individual based in the US, inspiring the global perspective on somali culture π©π―πΈπ΄ππΊπΊπΈ. Join me on my journey #shakiressa
05/20/2026
Somalia ayaa soo gadatey 19 Taangi nooca M-84 (Yugoslavia),
Lacag ay Turkey ka daynsatey ayay kusoo gadatey, bisha July ayay maraakiibta Turkey kasoo dejin doonaan muqdisho,
Sidoo kale 78 sarkaal aya tababar ku joogaa Serbia,
05/20/2026
Waryaa hanti laawe
Hashaad dhaqanaysay
Hadaad u hanweyntay
Ragbaa kugu haysta
Adoo dhimanaaya
dhaqaalana heysan
maxaad uga dhuuman
Mid dhoof lagu keenay
Halgama Mohamed Farah Dalmar
(Mohamed Ali)
Dhashay: 1938
dhintay:1988
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Road Number 1
Cincinnati, OH
00252