King Fish

King Fish

Share

πŸ’Ž Dhulkeena nimcaa fadhida πŸ’Ž

04/19/2026

Go,aamo ka Soo baxay shir ka dhacay magaalada ulxeed.

03/30/2026

Fadlan Soo qabo shiikh su,aashan ka jawaabikaraπŸ™πŸ™

1- Hadii aan cawa Helo Dahab 200Gram ah Sako malaygu leeyahay?

2- Hadii laygu leeyahay intee gram ayaan ka bixinayaa 200gram ?

3- Hadii aan Sako layga Rabib ilaa aan sanad hayo dahabkana ilama gaaro sanad oo caawa kii aan helay biri ama caawaba waa gadayaa, Marka sidee sakadiisa ku bixinayaa anigoo og inaan sanadkii iibsadi dahab badan oo aanan kaydsan?

Su,aalahaas waxaa qaba dhamaan dadka dahabka ka shaqaysta, hadii aad noogu shere garaysid qof wadaad ah oo nooga jawaawaba si sax ah waxaan kuu rajaynayaa in ilaahay kaa abaal mariyo insha allah πŸ™πŸ™βœ…

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Columbus, OH