Said adam

Said adam

Share

Nearby media companies

Remie Longbrake
Remie Longbrake
Kenton 43326

Soo dhawada asxabay page ka like iyo follow fadlan thanks

07/09/2026

Madaxwayne said DENI oo ka hadlaya dorashada XSM iyo cadaalad darada Xizbiga JSP ayaa aad u dhaliilay waxa ay ku tilmamen qof iyo cod, lkn said DENI qudhisa ayaa lagu shegaa inuu sameyay cadaalad xumo iyo xaqdaro tii ugu waynayd dorashadi 2022 iyo tii 2024 asaga dib loogu doortay DENI ayaa siduu doono usoo xushay wakilada federal ka iyo kuwa puntland asagoon wax talo ah kasiin qabilada iyo odoyaasha

07/08/2026

Xizbiga mucaaradka ee NABAD IYO NOLOL ayaa war saxaafaded uu soo saaray ku sheegay inay wada hadal mira dhal ah la yeeshen dawlada waqtigeda dhamaday ee XSM

07/07/2026

2 daan wariye barnamijkan waa u qarxay anoo kaligay ah baan qoslay cabdi karin cali kaar waa mucjiso asago cali geedi ka hadlaya kulahaa ama cali Geedi soo kirayso ama mucaarad jil

07/03/2026

Madaxwayne XSM iyo said DENI waxay u egtahay inay isu bareeren malmahan hadalo ad adag ayay war baahinta isu marinayan kani XSM oo markan dhahaya mar dambe ma qarin karno oo uu ula jeedo in said DENI iyo mamul kiisa ay shacabka puntland ka hor istaagen waxkasta oo horumar ah oo federal ku siin lahaa,
Waxaa la xasuusta MD DENI oo garowe ka hadlaya 1 da luuliyo oo adegsaday hadalo aad u ad adag oo XSM kadhan ah

Want your business to be the top-listed Media Company in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Columbus, OH
43219