Himilo TV

Himilo TV

Share

Nearby media companies

Remie Longbrake
Remie Longbrake
Kenton 43326

Himilo Tv Waa Telefishin Madaxbanan Waxaad ka hali kartaa Warar Sugan iyo Barnaamijyo Tayo leh .

06/28/2026

Booliska Soomaaliya ayaa xabsiga ku guray koox dhallinyaro ah oo ku eedaysayn in ay baraha bulshada ay ku faafiyeen dhaqan xumo.

Kooxdan oo maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho laga ururiyey ayay Boolisku sheegeen ay faafinayeen dhaqan xumo kala duwan sida dhaqanka Qoom-ludka iyo anshax xumo kale oo ka dhan ah dhaqanka iyo diinta suubban.

Waxa dhallinta la xidhay ka mid ahaa Shabalaasa nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabo kaas oo lahaa fagaare ay dhallintu isugu timaaddo oo caan ka ah baraha bulshada.

Laamaha Garsoorka ayaa la filayaa in dhallinyaradan la hor geeyo si loo marsiiyo ciqaabta dembiyada lagu soo eedeeeyey.

Himilo TV

06/15/2026

Garsooraha kubbadda cagta ee Cumar Cabdulqaadir Cartan, oo loo diiday inuu galo dalka Maraykanka si uu u dhexdhexaadiyo koobka adduunka, ayaa la siin doonaa lacagtiisa buuxda ee tartanka.

Himilo TV

Want your business to be the top-listed Media Company in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Columbus, OH
12345