ONTV
Ilays waa Codka shacabka kallasoco warbixino xaqiiqa ah dhexdhexad
Geenyada madow Maxaa ku dhacay
Bashiir oo ahaa Sarkaal katirsan ciidamada Puntland oo la noolaa xanuunka HIV Aids ayaa hadda shaaciyey in uu gabi ahaanba xanuunkii jidhkiisa kabaxay sida ay dhakhaatiirtu usheegeen.
Bashiir oo ahaa Sarkaal katirsan Booliiska magaalada Garoowe ayaa waxaa xanuunkan qaadsiisay gabar uu guursaday balse isagu wuxuu sheegay in uu cafiyey.
Bashiir wuxuu yiri " Awoodda llaahay iyo ducadiina ayaan caafimaadkan kuhelay "..
02/05/2025
XUDUUDA DDS B**B & DHAC
Inta uu Dhaxaysa Labada Degmo Awaare & Gashaamo, dablay Hubaysan ayaa b**b hanti iyo Bililiqo ka gaystay waxayna halkaas ku dhawaceen Darawaladii & Dad la socday gadidka la b**bay!!
Malayshiyaada b**bka gaysatay ayaa ah kuwa horay ula dagaalamay Ciidanka Deeganka Soomalida.
Malayshiyaadka Beesha Arab ee laga saari wayay Dacawaley & Laanqaynta ayaa Hadda Bilaabay b**b hanti iyo Bililiqo.
TAALO AYAAN UDHISI DOONA MADAXWAYNAHA DDS MUSTAFE OMER
LIYUU POLICE OGADEN AYAY LAAYEEN 90%
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
4690 Red Flower Lane Apt 203
Columbus, OH
43230