Sooyaalka Dunida
Warbaahin madax bannaan
05/11/2026
Barnaamijkeenna Taariikhiga ah ee maanta waxa uu ku saabsan yahay qaybtii labaad ee aan kaga hadlayney Talo Iyo Talisyada ee aan kaga Qabtay Magasladda Bosaaso Sannadkii 1997dii ilaah haw naxaristee aqoonyahankii iyo halgamaagii weynaa Xirsi Magan Ciise.
Xirsi Magan Ciise waxa uu ka mid ahaa haldoorkii door weyn ka qaatay halgankii iyo dib-u-dhiska bulshada, isaga oo isku darsaday aqoon, waayo-aragnimo iyo karti hoggaamineed.
Fadlan subscribe si ayan kuu seegin barnaamijyo farabadan oo soo socda oo ku saabsan dhacdooyin aan h**e loo tebin.
Barnaamijkii 2aad we Talo Iyo Talisyada ee ilaah haw naxariistee Xirsi Magan Ciise. Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
05/08/2026
Barnmijkii qaybtii 1aad ee Talo ee uu Qoray Alle hawnaxariistee Xirsi Magan Ciise Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
Cashadii Aqalka Cad iyo weriyayaasha maxaa kala orod ka dhacay.
Dooxooyinka quruxda badan ee Qardho, oo mar ahaa astaanta dabiiciga iyo nolosha deegaanka, maanta waxay wajahayaan halis aamusnaan ah oo sii kordheysa. Caagadaha biyaha iyo bacaha la tuuray ayaa si xun ugu faafay dhulka, iyagoo wasakheynaya biyaha, carrada, iyo muuqaalka guud ee deegaanka.
Arrintan ma aha oo kaliya mid muuqaal xun ah—waa dhibaato dhab ah oo saameyn ku leh caafimaadka dadka, xoolaha, iyo nidaamka deegaanka. Bacaha iyo caagadaha waxay qaataan boqolaal sano si ay u burburaan, intaasna waxay sii daayaan walxo sun ah oo gala biyaha iyo cuntada.
Dhibaatada ugu weyn waa in wacyiga bulshada uu hooseeyo. Dad badan ma garanayaan in ficilladan yar yar ay sababi karaan burbur weyn oo mustaqbalka fog ah. Haddii aan tallaabo degdeg ah la qaadin—nadiifin, wacyigelin, iyo sharciyo adag—dooxooyinkii quruxda badnaa waxay isu beddeli karaan meel wasakh ah oo aan la aqoonsan karin.
Waa waajib wadajir ah: deegaanka waa nolol, ilaalintiisuna waa masuuliyad.
Denver Gaar ahaan Glendale oo aan sdaas iiga fogayn ayaa caawa gubabanysa.
12/26/2025
Somaliland Maxay tiri?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
9954 E Carolina
Denver West, CO
80247