OG MEDIA
Journalist
Halgama dahir diriye xadaan oo dib oga so labtay kooxdii hanyar Dawasho wacan
09/06/2025
https://youtu.be/3bPYD10wAtY?si=GwIvJkLBWnwwx_-Q
ogaden youth speaking asaad yare oo si qiroleh ola hadlay dayarta ogadenia ee north america
08/25/2025
https://youtube.com/watch?v=9iPi8LgUOgU&si=moHA96qBNe7qfyq9
JWXO MINNASOTA HADAL JEDINTII XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE JWXOilaystv2016
06/28/2025
Dagmada yucub aya. Gurigaa lo dhisay waxaa la yiri Waa holl kii shirarka ee dagmada waxaa ku baxaday Lacag dhan 30.000.000. Sodon malyan oo birr horumarkii dolo ee u gulled shegahayay wakaa
06/27/2025
Maxaa Sawirka laga gaban hayaa xiitaa afhayenkii OPP
Mudane galalxoor ma arke ma cebta ayu ka baqay Mise xagaag iyo buurta yu u dhafat
Tan kale. Calanku ma dad ayuu u noqon Inta mesha fadhida iyo calanka Cala ka aya badaan
06/27/2025
https://youtu.be/aPa7bqy6jgs?si=b9xM5ZuyjFRng8nS
baasuuke media mudane cabdi amaadin oo wareysi siyayay bahada baasuuke media
06/22/2025
Jaaliyada ONLF ee Minneapolis “Fool-jeex” oo Xildhibaan Hassan Mahamud Qani (Hassan JWXO) Soo Dhawayn qiimo badan Usamaysay.
Maamulka Jaaliyada Fool-jeex ee kadhisan Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa soodhawayn usamaysay Xildhibaan Hassan Muhumed Qani oo kamid ah Golaha Dhexe ee JWXO.
Mudane Hassan JWXO ayaa dhawaan soo gaadhay dalkan Maraykanka isagoo halkan ka qaban doona howlo halgan hadii Alle Idmo.
06/20/2025
Hanyar kasbasho jigjiga waxaa ku matala cagjeer adis abab na waxaa ku matala abiye axmed
Oo waxa lagay yiri cood ma lihidin ee martii ayad tihiin hanyar + sheekh Ibrahim dheer
Khudbadda Qalbidhagax ''Dagaalka aan diidnay anagoon cidna naga dhiman waxaan aqbalay anagoo Labba Milyan waynay Oo hada amar cagjer ku shaqynahay aya lo shegay in uu sidaa yirahdo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Eden Prairie, MN
55347
09/06/2025