Shucayb Mayo.
Waxaan ahay Qoraa Sports iyo Falanqeeye Aan khibrad lahayn.
07/13/2026
First Game Mo Cade.
1️⃣ goal
1️⃣ assist
Man of the match.
07/13/2026
Heritage😯
07/13/2026
Macalin Qays Biikalo ayaa galabta soo bandhigay koox dhalinyaro ah oo ku cusub masraxa heerka sare ee kubadda cagta.
Kooxdan oo ciyaartoy da’yar ah ayaa muujisay karti, isku-duubni iyo hami, taas oo tilmaamaysa inay mustaqbal ifaya ku yeelan karaan saaxadda kubadda cagta.
Qays Biikalo🫡✨
Mo Cade ayaa ku guulaystay galabta laacibkii garoonka.
07/12/2026
Giridhe- 2️⃣ assists.
Huud Toni - 1️⃣ goal and Man of the match
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Burlington KY
Kent, OH
41005