SRTV DDS
SRT VT DDS
04/29/2025
Qof mayd ah ayaa yaala agagaarka jidka Taiwanka magaalada Jigjiga, lama oga sababta uu udhintey waxaase layaable in dowladu aysan maydkaas jidka ka qaadin tan iyo saaka, iskaba daa inay baadhitaan sameeyaan sababtuu udhintey iyo ciduu yahay.
Dadkii shacabka ahaa ayaa maradaas saarey, waxuuna jidka yaala saacado badan. Aaway maamulkii?
SRTV DDS
12/25/2024
Dagaal culus ayaa ka socda agag badan oo katirsan dagmada xarshin ee degaanka somaalida.
Ciidanka degaanka somaalida ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen baabuurtan oy lahaayeen kooxo hubaysan oo dagaalka kula jira ciidanka DDS
SRTV DDS
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Srtv_dds
Manhattan, NY