LIBAN SHOW
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from LIBAN SHOW, News Personality, 1 west lake Street, suite 165, Minneapolis, MN.
06/21/2026
Ma ogtahay in sababta Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac uu u yahay mas’uulka ugu hadal-heynta badan ee la filayo inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay tahay inuusan ka mid ahayn siyaasiyiinta lagu eedeeyo musuqmaasuqa, ku takrifalka hantida dadweynaha iyo caddaalad-darrada?
Xildhibaan Jaamac haduu Guuleysto guushiisu waa guusha Soomaaliya oo dhan.
Madaxweyne Adan Madoobe: "waxan ahay hogaamiyihi uga h**eeyay ku yimaada Doorasho toosa oo dadwaynaha ka yimada ayaan ahay waana Taarikh cusub oo Soomaali u dhigantay''
“Sharaf weyn ayay ii ahayd inaan ka soo qayb galo munaasabad lagu taageerayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nuur (Aadan Madoobe), taas oo lagu qabtay magaalada Nairobi.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
1 West Lake Street, Suite 165
Minneapolis, MN
55408