Hassan Fapio Media

Hassan Fapio Media

Share

Hassan Abdirahman Nadiif "Hassan Fapio " Somali content creator / filmmaker...

Photos from Hassan Fapio Media's post 07/14/2025

My City Borama Iyo Sawirada Galaptii...2025📸
Hassan Nadiif

06/16/2025

HARAR JUGOL - MAXAAD KA OGTAHAY HARAR-TA QADIIMIGA AH..?

Photos from Hassan Fapio Media's post 06/09/2025

Eid Mubarak..Dhamaan Asxaabta igu xidhan Meelkastood jogtaan..☪️

05/29/2025

Dhacdo Mucjiso leh! “Dalka Libiya Maalin kahor waxaa ka dhacday Dhacdo la yaab leh, Ninkan sawirkiisu hoos ka muuqdo waxaa la yiraahddaa Caamir, wuxuu ku jiray Xujaydda sanadkan xajka aadayay, Waxaa dhacday markii uu yimid Garoonka oo uu damcay inuu Boarding Passka diyaaradda Jarto, in raggii ka shaqaynayay Airportka ay diideen inay Borading Pass u jaraan, sababta ayay ku sheegeen in magiciisa uu ku jiro Magaca Qadaafi, sidaasi awgeedna ay baaritaan dheer ah ku samaynayaan, isaguna uu sugo inta baaritaankooddu dhamaanayo.

Intii uu sugayay, ayay dhammaan Xujayddii kale ee diyaaradda raacaysay dhamaysteen hawlahoodii, waxay fuuleen diyaaraddii, albaabkii diyaaraddana waa la xidhay, Caamir ayay hawshiisii oo waqti badan qaadatay ugu dambayn dhamaatay oo waa la xaliyay waana la ogolaaday inuu diyaaradda raaco, Laakiin duuliyihii diyaaradda ayaa diiday inuu albaabka furo oo Qaanuun ahaan Diyaarad la xiray albaabkeeda mar kale way adag tahay in la furo, siddii ayayna diyaaraddii ku baxday isaga oo aan raacin.

Mid ka mid ah Shaqaalihii ammaanka ee airportka ayaa ku yiri Caamir: “Ha murugoon, waxaa laga yaabaa inaysan sanadkan kuu qorneyn inaad xajisid, Laakiin Caamir ayaa diiday inuu ka tago garoonka oo wuxuu ku adkaystay inuu sanadkan xajinayo.

Si lama filaan ah ayaa waxaa dhacday in diyaaraddii cilad soo wajahday, way soo laabatay oo waxay ku soo noqotay isla airportkii ay ka kacday, Waxaa lagu sameeyay dayactir, Duuliyihii diyaaradda ayaa mar kale diiday inuu Caamir diyaaradda saaro oo wuxuu ku andacooday in matoorka diyaaradda oo shaqyanaya uusan albaabka Furayn. Waa la hagaajiyay hadana diyaaraddii ayaa mar kale kacday. Caamir ma quusan oo wuxuu joogay airportka, Niyadiisana wuxuu gashtay inuu tagayo xajka oo uusan sanadkan ka harayn.

Diyaaraddii ayaa mar 2aad markii ay hawadda gashay hadana cilad hor leh ku timid, Duuliyihii ayaa ku qasbanaaday inuu dib ugu soo noqdo Isla airportka, Markan wuxuu yiri “Ma duulayo ilaa uu Caamir diyaaradda soo raaco.”

Ugu dambeyn, Caamir ayaa raacay diyaaraddii, wuxuuna muqaal isaga oo faraxsan isaga soo duubay gudaha Sucuudiga, dhacdo la yaab iyo Mucjiso ku noqotay dadkii ka shaqaynayay airportka Sebha ee Libiya oo ah meesha ay dhacdadan ka dhacday.

Niyadda wanaagsan iyo kalsoonida Ilaahay marnaba kuma hungoobaysid.
Hassan Fapio Media

05/07/2025

Subaxnimo iyo Magaalada oo jawi dagan ku qaatey...✨️ Jigjiga University Hassan Fapio Media

03/03/2025

BOORAMA IYO HABEENKII - Video - 2025

02/09/2025

SIDA LOO MAALGASHADO CRYPTO CURRENCY..LOONA IIBSADO COINS VIDEO 2025

01/26/2025

Waxaan Furay channel labaad oo YouTube ah kuna soo gudbin doono macluumaado ku xiiso galiya, Hadaba Si aad Ugu soo biirto link-gan hoose raac Oo Subscribe dheh..👇

https://www.youtube.com/-v2v

01/25/2025
Want your business to be the top-listed Media Company in New York?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


New York, NY