Faynuus Media

Faynuus Media

Share

Kusoo dhawoow bogga rasmiga ah ee warbaahinta Faynuus Media Haddii aad soo booqato boggena ama aad fariin nooga soodirto oo aan kaaga soo jawaabiwayno.

Photos from Faynuus Media's post 12/10/2026

Wasiirka Wasaarada Waraabka iyo Dhulka Joogiisu hooseyo Dr. Inj. Suldan Wali, ayaa si rasmi ah u bilaabay shaqada, waxaana soo dhoweeyey wasiir-ku-xigeenkii h**e, Tesfaye Yigezu, iyo madaxda kale ee wasaaradda.

Wasiirka ayaa sheegay inuu sii xoojin doono habraacyadii shaqo ee h**e, isla markaana uu mudnaan siin doono daraasaynta iyo kala hormarinta hawlaha ugu muhiimsan ee wasaaradda.

Address


Phoenix
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faynuus Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Jijiga.