ABKA FIT

ABKA FIT

Share

πŸ’ͺ Stay fit. Stay strong. Stay consistent.

05/03/2026

Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf wuxuu u dhintay Burukiito Aadan Madoobe dartiis ugu dhacday" : Laftagareen ayaa sidaas yiri. Oo sidaas dhan muu u jilicsanaa ninka πŸ™†β€β™‚οΈπŸ˜‚

04/26/2026

Weli facebook ma iska daawata kaliya mise waxad kamid tahay dadka wax ka raadiyo hada mudo aan ka maqnaa page keyga waxan arkaa 2 jaanis ay so dhigeen isbuuc kasta fursad aye isoo bandhigaan

Hada kuwaan waa inaan post soo dhigo kadibna groups ku share gareeyo ugu yaraan 6 group kuwaas oo aan postiga delete gareenin 6$ bey igu siinayan tan xigtana waa inaan 3 muuqaal oo 20 second ka badan so geliyo reels ka iyagana mid kamid ah kaliya 50 qof daawato 1$ bey igu siinayan πŸ˜‚bal kawaran stories iyo reels iyo text waa gooni hadii aan wax soo dhigo war meshan lacagaa taalo saaxibyaal ka faaideysta

Want your business to be the top-listed Media Company in Portland?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Portland, OR
97213