Ilyas Sheikh Ali Maye
Waa Bogga Rasmiga Ah Ee ilyas Sheikh Ali Maye,
This is My Official page ilyas Sheikh Ali Maye
10/02/2023
إنا لله وإناإليه راجعون.
Allaha u naxariisto Abti Cali Ugaas Cabdulle oo ku Geeriyooday Muqdisho maanta. Waxaan utacsiyey naa Somali oo dhan, waxaan si gaar ah ugu tacsiyey naa qoyska Reer Ugaas Cabdulle, Ugaas Maxamud Ugaas Cali. Waxaan Allaah uga baryayaa in uu sabar iyo iimaan kasiiyo ehelada. Marxuumkana waxaan Allah uga baryaa in qabrigiisa uwaasiciyo.
Ilyas Sheikh Ali Maye
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Portland?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Portland
Portland, ME
04103