Mohmoud Kudun Hiima
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohmoud Kudun Hiima, Media/News Company, 68571, Seattle, WA.
GUUSHU WAA DAD BADAN TAHAY,
GUUL DARADUNA WAA DAD YAR-TAHAY
Mar hadiii wax garad iyo caaqil laga guuray oo caami Iyo caale lagu talada loodhibay
Col in aan ladhicineyn caad nagama saar
Camaradii sanadkii tagay shabab laga caraabshay mantaba waatas cidlada ahoo shabab ku ciidayo
Caadiloow illahoow ciidamada malaaiktiiyo soo dir Cududo Awliyo
Sadex Gabi dhexdood beey ku taal guusha ay filiye Cidna Gaari meeysoo cidleey galala feeyaane
Waa wax aad looga xumaado bara kicinta
Labara kicinayo maatida
Dowladdu hadii ay dhulka gadaneyso dadka dagan Haka gado hana u sharciyeyso
Dowladdu hadii ay iyadu dhulka rabta dadka dagan ha Usameyso dib u Dajin
Dhinaca sharciga hadii laga fiiriyo amarka barakicinta Bur burinta dhul lagu tilmaamay in sharci daro lagu dhistay laguna dagana oo ay dowladdu lee dahay
Si loo ilaaliyo sharciga Waa waajib dastuuri ah in masuul kastaa uu ilaaliyo sharciga, lagana hortago wixii sharci daro ah.
Dowladdu wey iibin kartaa wixii dhul dowladeed ah loona arko dan qaran oo waliba ay ka iibin karto shirkad ama shaqsi Mar hadii shaqsi iyo shirkad laga iiibin karo waxaa haboon dadka dagan in laga iibiyo Waa in ay dowladdu Umartaa wadada saxda ah oo aysan maalin kasta hooyo masakiin ah lajiidin Lana barakin
Waa in sifuran loogu tartamaa haddii ayba dowladdu bixinayso ama iibineyso dhul hanti qaran ah
Dhulka Qaran iibintiisa waxaa qaban kara
Guddi qaran oo dowladda dhexe wakiil ka ah
Kuwaas oo ka kooban,Wasaaradda howlaha guud oo guddoomiye looga dhigayo guddiga,wsiirka maaliyadda oo xubin ka ah xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo xubin ka ah iyo xanti dhowrka guud oo xoghayn ka ah
Xildhibanada matala dadka ay seeftu dulsarantahay
Waxaa la gudboon in ay hortagan dadka ay matalan Dhageytaan cabashadoda
Lagama dhuuman karo masuuuliyad aad adigu dusha u ridatay oo aad tiri anaa kugu matalaya hadla oo la hadla dadka aad matashan iyo dowladaba
Dhibane.com
Aqri aad ogaatid wax badan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
68571
Seattle, WA
98168