OGAAW
Xafiiska Somalia:-0615630034, Xafiiska Somaliland:-063 8333347, Xafiiska Puntland:-0906777785. Welcome OGAAW.
03/11/2025
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa si rasmi ah loogu daahfuri doona Buuga Sooyaalka Suubanaha ﷺdhacdooyin & dhambaallo
Buugan ee uu qoray Fahad Yaasiin Haaji Daahir.
Taariikhda, 15- ka Maarso 2025.
02/12/2025
Ninkan waa Dr wuxuu ustaad ka ahaa Al-Azhar University, shalayto ayuu qoraalkan soo post gareeyey, wuxuu qoraalka ku sheegay riyo uu ku riyooday bilooyin ka hor.
Wuxuu ku riyooday uu yiri saaxiibkiisa oo dhintay ayagoo gacmaha is heysto oo isla socdo dhulka hoostiisa, ka dib waxay arkeen Nabiga Salallaahu Calayhi Wasallam oo biyo koob umada ugu qaybinaayo.
Wuxuu yiri soo bax biyaha aan cabnee, biyihii markii la siiyey saaxiibkey wejiguu bedelay uu yiri, saaxiibkey markuu wejiga bedelay waxaan dhahay Ilaah ayaa cabitaan qaybinaayee aan aadne soo bax
Ilaahow riyada noo rumeey uu yiri.
Intaas ayuu shalayto soo post gareeyey, riyadiisa run ayaa looga dhigay saaka wuu geeriyooday.
Subxaanallaah waa mucjiso aad u wayn☝🏽
DEG DEG"Sheekh shariif oo banaanka keenay sir badanoo qarsooneed, sida Warqad laga qoray Xildhibaan Firinbi.
07/13/2024
Catoosh & Faadumo Kaftan oo loo xiray Ashax-xumo,
Booliiska ayaa ku eedeeyay muuqaalo fasahaad iney duubi jireen!
Saldhiga Booliiska, Degmada Xamar jajab ayaa soo xiray.
07/13/2024
Gabadha waa Carab wiilkana waa African arooskooda tiktok ayuu viral ka noqday,
Dadka ugu badan ee comment ka bixiyay waa gabdho Somali ah, iyagoo Soo qoraaya"Wiilka uma qalmo gabadha"iyo wax-yaabo kaloo la soo qaadan karin Anshax ahaan.
Hadeyba ayaga iscalmadeen,isna doorteen, miyeynan isku qalmin labadaan lamaane?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Washington D.C., DC