Aaya Reeb Media

Aaya Reeb Media

Share

media for raising awareness and community development

22/04/2026

Durba 3 ban haynaa dhiigoga ayaan ismariin ee ilaa suga geesiyaashe ila dhashow💪💪💪

05/01/2026

dignin waxa hada jabhada gadabursi lo qaybiyay.dirayski cidamada somalilan waa inad ka digtonataan..shalayna gundhata lo qaybiyay?

04/01/2026

Maalinta (Haddii) uu Ciise go’aansado in uu "STATE" sameysto, hal (1) meel oo keliya ayaa laga dhawaaqi doonaa!

Inta ka horreysa, waa hadal ku kooban kaftanka Tiktok-ga iyo Baraha Bulshada!

Wakhtigan xaadirka ah, waxaa laga shaqaynayaa siddi XUDUUDAHA loo suggi lahaa!

DHALINYAROOY, waa la inii baahan yahay ee fadlan ha isku mashquulinina wax aan wakhtigeedi la joogin! Yaana la iniga faa'iideysan!

Reerku Madax buu leeyahay! Ha laga war sugo!

Waad mahadsan tihiin!

Aaya Reeb Media

Photos from Aaya Reeb Media's post 04/01/2026

Ilo xog-ogaal ah ayaa noo xaqiijiyey in siyaasi Mawliid Daahir Alaale oo waraysi uu saaka bixiyey ku sheegay inuu 11 mayd ku wareejiyey beesha Ciise, ayaa hadda la sheegaya inuu ka mid ahaa ragga shalay ka soo baxsaday dagaalkii ka dhacay Sheekh Awaare.

Siyaasi Mawliid ayaa goobtii dagaalka ka cararey kadib markii saaxiibkii, Caaqil Idiris Cabdillaahi Feedhgeele (Sawirka midogta), lagu dilay dagaalkaas oo dhacay maalintii shalay.

Wararka la helayo waxay intaa ku darayaan in siyaasigu haatan ku sugan yahay magaalada Borame.

Maxay kula yahay!

xeg Deegaan Media

04/01/2026

Maanta, Ugaaska Guud ee Beesha Gadabuursi, Ugaas Doodi, ayaa gurigiisa Borame ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw Cabdi.

Ugaaska iyo Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee gobolka, iyaga oo si qoto dheer uga wada sheekeystay arrimaha la xiriira mustaqbalka beesha Gadabuursi iyo doorkeeda siyaasadeed iyo amni ee gobolka.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in labada masuul ay isla qaateen in la xoojiyo wada-shaqeynta, isla markaana beesha Gadabuursi la siiyo taageero ballaaran oo isugu jirta dhinacyada dhaqaalaha iyo agabka dagaalka.

Sidoo kale, wararku waxay intaa ku darayaan in Madaxweyne Ku-xigeenku uu ballanqaaday inuu dadaal gaar ah gelin doono sidii loo xoojin lahaa loona hubeyn lahaa ciidamada madaniga ah ee beesha Gadabuursi.

xeg Deegaan Media

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Dire Dawa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Dire Dawa