Nor Sheikh.

Nor Sheikh.

Share

Hagaaji hungurigaaga, waxa aad noqonaysaa mid la
aqbalo ducadiisa e."

01/08/2025

Hambalyo Puntland! πŸ‡ΈπŸ‡΄

Hambalyo shacabka reer Puntland munaasabadda sanad guurada aasaaska maamulka Puntland. Waa maamul ku dhisan adkaysi, horumar iyo himilo qaran.

Puntland waxay tusaale u tahay dowlad dhisid, amni iyo midnimo Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajaynayaa barwaaqo, cadaalad iyo hoggaan suuban oo danta shacabka u taagan.

Guul iyo gobonimo ha idinla jirto!
Puntland ha noolaato!
Soomaaliya ha israacdo! πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄

19/06/2025

Isra1l oo u dhimmanaysa qorsha xumadeedii dagaalka Iran iyo Mareykanka oo aan weli diyaar u ahayn inuu Trilions lacag ah iska khasaariyo markale.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Brits?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Brits