Awes

Awes

Share

Awes

05/09/2024

Ama buur ahoow ama buur ku tiirsanoow, Madaxweynayaasha Turkiga iyo Masar ayaa isku afgartay ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya iyo in laga hortago khataraha soo wajahaya πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ͺπŸ‡¬.

Soomaaliya waxay maanta leedahay walaalo garab taagan waana guul weyn oo laga gaaray siyaasada arimaha dibada maadaama aynu kasbanay walaalo iyo saaxiibo, inagoo og muhiimada ay leedahay xulufadu.

Sababihii keenay inaynu ku soo jabno dagaalkii 77 waxa ugu weynaa inagoo heli weynay taageero dibadeed iyo Itoobiya oo inoo ka dheeraysay quwadihii dunida iyo kuwii gobolka oo inoo arkay umadd gardaro ku socota.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Centurion?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Centurion