Find media companies in Gaalkacyo. Listings include OGAAL MEDIA, Wacyi Media / شَبَكَة الْوَعْىِ, Mohamed Samatar, Qaamuus Media, Ahmed Hassan Omar, MTN Somali TV.
Radio Gaalkacyo waa idaacadii saddexaad ee laga furay Soomaaliya. sanadkii 1993.
Shacabka News Waa warbaahin Madax-bannaan kana waranta wararka gayiga Soomaliyeed iyo daafaha caalamka.
Falan qeeye, Arimaha Siyaasadda, aragtidiisa ku soo gudbiya halkaan. daacad ah, Mabda' leh. jecel nabadda, qaranimada, iyo sarraynta Soomaalinimada. puntlander ah.
Soo dhawoow Kuna xirnow Goor kasta Warbahinta Eglami Media Oo aad ka heli doontan Warar , Xayasiimo , Waraysiyo , iyo Baraamijyo taxane ah oo la xariira Arimaha Bulshada . Tell...
Halmaal Media is a Somalia based digital media company. Discovering Somali Culture, Business, Educat
Blue Media Production BMP Waxaad ka helaysaa Barnaamijyo ku xiiso galinaya iyo sidoo kale warar Sugan Hadaba Fadlan Si Aad U Hesho Wararka Caalamka Gaar Ahaan Soomaalida Ku Xidhno...
OGAAL MEDIA, Waa warbaahin madax bannaan oo si joogto ah u soo gudbisa wararka caalamka, kuwa Soomaalida iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyey dunida, ku xirnow si aad ula socoto xaqiiqo...
Mudanayaal iyo marwooyin so dhawaada saaxeebada ku xiran pageka xogta mudug
Boga faafiya caqiidada ahlusunnada (ashcariyada iyo maaturiiydiada ), iyo casharo laxiriira wacyi galinta umada كن معلما أومتعلما ولا تكن ثالثا Caqiida TV Wacyi media شبكة الو...
Qaamuus Media waa madal warbaahineed oo casri ah oo si xirfad leh uga shaqeysa wararka kala duwan, gaar ahaan wararka caadiga ah iyo kuwa ciyaaraha. Waxaan u heellannahay soo gudbi...
Waxaad halkaan kala socon doontaa hawlqabadyada Masaajidka Ramadaan oo ah Masjidka ugu weyn Masaajidda Gaalkacyo
Halkaan waxaad kahelaysaa warar sugan oo xaqiiqda kusalaysan intabadana quseeya Galmudug. siaad inoolasocoto fadlan Like and follow the page. mahadsanid
Warbaahin madax bannaan oo loo simman yahay, soona gudbisa waxqabadyada Bulshada, Horumarka iYo Madadaalada
Boggan MTN SOMALI TV waxa u baahiyaa wararka iyo warbixinada markaa tagaan ee deegaanada soomaalida iyo guud ahaan caalamka.
Dadka iyo dalku wuxuu u baahan yihiin daacadnimo iyo xaqsoor
Waa barnaamij dood-wadaag ah oo aan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimah