Cabdullahi Case

Cabdullahi Case

Share

Falan qeeye, Arimaha Siyaasadda, aragtidiisa ku soo gudbiya halkaan. daacad ah, Mabda' leh. jecel nabadda, qaranimada, iyo sarraynta Soomaalinimada.

01/05/2026

"Nin xun waa laga maarmaa" hadalkaasaan ayaan ka qoray Madaxweyne Xassan Sheekh.

FG: dad baa loogu sheekeeyay Madaxweynuhu waa nin xun, wax dhaca musuqmaasuqa Soomaalina qaybna neceb. Masaakiintana u roonayn. Laakiin taas ha loogu sheekeeyo qofkii aan taariikhdiisa aqoon, waa ninkii Sameeyay Jaamacadda SIMAD, sidoo kalena soo saaray Kumanaan dhalinyaro ah oo aqoon yahanno ah. Madaxwayne Xassan maaha nin Hooyo Soomaaliyeed oo maskiin ah u naxariisan waayay. Isagaba hooyaa soo korisay kuna tacabtay. Oo yaraantiisii ma uusan helin Aabe garab u noqda.

Want your business to be the top-listed Media Company in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Gaalkacyo