Find schools & colleges in Hargeisa. Listings include Markisu Falaax, Markazu Daa'uus مركز طاوس, XirfadGoob Academy, Umu Nagiib tutorial, Quran kareem, مراكز دار الارشاد لتحفيظ القران الكريم.
Maxaa ka Qurux badan dhalanyarnimo iyo cibaado lisla helo🕌🥰
Kuso dhawoow Al-cimraan Islamic Online & Home-Tuition
academydan waxa kuugu diyaar ah macalimiin khibrad iyo takhasus buuxa u leh xiisadaha ay bixinayaan
Waa madal kulmisa dhamaan Aqoonyahanada ka qalin jabiyay bodhinka Omer al omeish.
: «إن اللهَ يَرفعُ بهذا الكِتابِ أقْواماً ويَضَعُ به آخَرِينَ».
XirfadGoob Academy Waa Goob Waxbarasho online ah, waxaadna ka heleysaa Xirfadaha la xidhidha Technologyada iyo sidoo kala Barashada Luqadaha
KUSOO DHAWOOW MARKAZU DAARU ALA IRSHAAD XAAFADA : GEERASH AW AADAM DEGMADA : GACAN LIBAAX
Riyaadul Janna wa iskul primary ah oo kuyaala magalada hargaysa_Jigjiga -yar Hotel mansoor area
Ku baro quraanka adigoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo hab online ah.
Building Careers, Shaping lives.