Find schools & colleges in Hargeisa. Listings include Cabdirashiid daahir cabdi, Machadu Ramadaan Quran Online, Mu'min, Hanaqaad Schoools, Axmed Bulshaawi, Markasu Aflax Islamic Online.
Degelkan waxaanu ugu tallo galney in aanu ka faafino dacwadda Islaamka,barashada Quraanka karimka ah iyo barashada Shareecadda Islaamka
Markazu ramdaan Quran Online Waa Markaz aad ku baran doonto Higaada Xifdiga Quranka Ducooyinka Siirada Rasuulka SWC
ugu kaalay baanadihii boolka masaxmay kaaga go.ay godkiisii ama taraydhka samaynayey
Halkan waa bar lagu soo gudbiyo arimaha diiniga ah sida : axaadiista, aayaadka quranka, talooyinka...
Muskiin jecel faafinta wanaaga iyo xaqiiqoyinka aduunka intu ka ogyahy
BARASHADA QURAAN WAXAAN KUGU BARAYNAA HABKA ONLINE KA AH ADIGA OO JOOGA GURIGAGA SOO DHAWADA DHAMANTIIN GACMA FURAN
Maqaam Is a Elearning platform, it provides an opportunity to those who want to learn new skills.
Madashan waxaad ka heli doonta barashada Xirfadaha Shaqo, Caafimaad, Horumarineed iyo sidoo kale culuumta kala duwan ee muhiimka ah.
Kusoo dhowow xarunta toba-barada ee ifiye academy. Xaruntu waxa ay bixin doontaa courses kala duwan kaasi oo waxbadan wax ka tari doona suuqyada casriga ee dunidan hada aynu ku noo...
if you want to learning to mathematics and Arabic and Quran come the siraaj online colleg.
Waxaan idin hayna macalimiin aqoon fiican u leh waxay dhigayaan oo heerkooda aqooneed uu yahay mid jamacadeed
👉hadafkayagu waa Soo saarista ardey leh xifdi heer sare ah iyo akhlaaq wanaagsan